Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiisku waxa ay la wadaagtay hay'adaha dawladda warbixinta Qiimeyn ku aadan Fududeynta dalxiiska ee dalka. Sii loo kobciyo dalxiiska, loona soo jiito dalxiisayaasha dibedda

Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiisku waxa ay la wadaagtay hay'adaha dawladda warbixinta Qiimeyn ku aadan Fududeynta dalxiiska ee dalka. Sii loo kobciyo dalxiiska, loona soo jiito dalxiisayaasha dibedda isla markaana loo xoojiyo Dalxiiska guddaha.
Waxa siddoo kale wasaaraddu soo bandhigtay qorshaha dhow ee lagu horumarinayo dalxiiska ee 2023 - 2024.