Xogsiiye Service

 
Hadii aad u baahan tahay xog ku saabsan Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska waxay wasaaraddu diyaar kuula tahay in adigoo gurigaaga jooga aad heli karto xog buuxda oo aad ku go'aan qaadan karto.
Hadaba si aad ula soo xidhiidho Wasaaradda soo garaac Lamber kan 9444.
#Xogsiiye_MoTIT