Waxa maanta xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL ka qabsoomay kulan saddex geesood ah oo u dhexeeyey Wasaaradaha Ganacsiga, Maaliyadda iyo Hay'adda Dhawrista Tayada. Waxa lagaga...

Waxa maanta xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL ka qabsoomay kulan saddex geesood ah oo u dhexeeyey Wasaaradaha Ganacsiga, Maaliyadda iyo Hay'adda Dhawrista Tayada.
Waxa lagaga wada hadlay fududeynta Ganacsiga iyo adeegyada loo qabto ganacsatada badeecadaha lasoo dega, hirgelinta shuruucda Dhawrista Tayada iyo hirgelinta Shuruucda Kastamada dalka - iyo siddii hayadahan oo leh wada shaqayn joogto ah ay u xoojin lahaayeen iskaashigooda.