Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Md Mohamoud Hassan Sajin ayaa hoggaamiyay shirka maamulka ee wasaaradda oo lagaga wada hadlay dhamaystirka barnaamijyada socda ee ku aadan..

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Md Mohamoud Hassan Sajin ayaa hoggaamiyay shirka maamulka ee wasaaradda oo lagaga wada hadlay dhamaystirka barnaamijyada socda ee ku aadan Illaalinta Goobaha aasaarta Qadiimiga ah, dhamaystirka Qabyo Qoraalka Xeerka Aasaarta Qadiimka ah iyo Hirgelinta Xeer Nidaamiyaha Calaamadaha Ganacsiga.