Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Abdirahman Hassan Nour, oo ay wehelinayeen Wasiir-Xigeenka wasaaradda, Mudane Jawhar Saed Warsame iyo Agaasimaha Guud Mudane Abdirashid Ibrahim...

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Abdirahman Hassan Nour, oo ay wehelinayeen Wasiir-Xigeenka wasaaradda, Mudane Jawhar Saed Warsame iyo Agaasimaha Guud Mudane Abdirashid Ibrahim sh. Abdirahman, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee Somaliland .
Kulanka ayaa diiradda lagu Saaray Xoojinta iyo dardargelinta wada shaqaynta ka dhexeysa Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha,iyada oo la isku afgartay in la kordhiyo dadaallada lagu horumarinayo adeegyada ganacsiga iyo Warshadeed ee Dalka.