
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa kamid ahaa Xubanaha Golaha Wasiiradda ee Maanta Golaha Wakiiladu ansixiyeen.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa kamid ahaa Xubanaha Golaha Wasiiradda ee Maanta Golaha Wakiiladu ansixiyeen.Waxa Xusid Mudan in Dhamaan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Xubnihii Maanta Fadhiyey oo tiradoodu dhamayd 66 ay 65 Mudane Cod gacan taag ah ku ansixiyeen Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Halka aanu Gudoomiyaha Golaha wakiiladuna aanu Codayn.