Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL mudane Maxamuud Xasan Sacad oo ay wehelinayaan Wasiir Xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ayaa kulan la qaatay wafti..

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL mudane Maxamuud Xasan Sacad oo ay wehelinayaan Wasiir Xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ayaa kulan la qaatay wafti Sarre oo ka socday Safaaradda Dalka Faransiiska ee Kenya iyo Hay'adda Horumarinta ee dalka Faransiiska.
Waxa laga wada hadlay horumarinta dalxiiska iyo goobaha aasaarta qadiimka ah.