Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa gudoomiyey shirka maamulka ee Todobaad laha ah.

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa gudoomiyey shirka maamulka ee Todobaad laha ah.
Shirka waxa wasiirka ku wehelinayey Wasiir -kuxigeenka Wasaarada Mudane Faysal Maxamuud Siciid iyo Agaasimaha Guud Mudane Cabdirashiid Ibrahim Abdirahman.
Shirka waxa lagaga Hadlay Dardargalinta shaqada Baaxada leh Ee wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska.
Sidookale shirka waxa diirada lagu saaray sidii horumar loogu samaylahaa nidaamka Diwaangalinta iyo liisan bixinta ee Casriga ah BRLS.