Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Dalxiiska Mudane Muuse Ibraahim (Salaf), oo ay Weheliyaan Agaasimaha Waaxda Aasaarta Qadiimiga iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ayaa maanta Xafiiskiisa ku q

Labada dhinac waxay iska waraysteen xoojinta Ganacsiga iyo Dalxiiska u dhaxeeya labada Waddan Somaliland iyo Kenya.