Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Mudane:Muuse Ibraahim Yusuf (Selef)Ayaa maanta soo xidhay tababar loo qabtay qaar ka mid ah ganacsatada JSL

Hargeysa.07/03/2022. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Mudane:Muuse Ibraahim Yusuf (Selef)Ayaa maanta soo xidhay tababar loo qabtay qaar ka mid ah ganacsatada JSL oo loogu soo bandhigay hab adeegsiga Casriga ee lagu qaadan karo Liisamada Ganacsiga,tababarkaas oo socday muddo labo casho ah