Wareegto Wasiir oo lagu xakamaynayo Sicirka Iibka Shidaalka Dalka.

(Hargeisa) 28-03-2021, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska JSL Mudane, Abdirahman Maxamed Muxumed(Abdeeq) ayaa maanta Warbaahinta la wadaagay Wareegto Wasiir oo lagu xakamaynayo Sicirka Iibka Shidaalka Dalka.