WARBIXIN KOOBAN OO KU SAABSAN MACIISHADDA DARUURIGA AH IYO SHIDAALKA DALKA

Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska oo ka duuleysa isbadalada siyaasadeed iyo dhaqaale ee uu sababay khilaafka Ruushka iyo Ukrain, waxay warbixintani koobsanaysaa xaaladda Shidaalka iyo Meciishadda Daruuriga ah Dalka ee bisha February 2022.