Warbixinta Kormeerka Waaxda Wabkaha & Falleenka

Waxay waaxdu samaysay kormeer kaas oo bilaamay 07/09/2022 soona soona dhamaaday 15/09/2022, kormeerkaas waxa aanu ku samaynay goboladda togdheer iyo sanaag waxaanu shirar ugu qabanay dadka ka ganacsada xabagta A) Burco B) Gar-adag C) Celafawayn D) Fadhigaab E) Kal-sheekh