Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Wasiir ku xigeenka Agaasimaha Guud. Waxay dhambaal hambalyo ah u dirayaan guud ahaamba shacabi waynaha jamhuuriyada Soomaliland...

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Wasiir ku xigeenka Agaasimaha Guud.
Waxay dhambaal hambalyo ah u dirayaan guud ahaamba shacabi waynaha jamhuuriyada Soomaliland.
Waxaanay alle ugu baryayaan in ciidkan ciidkiisa barwaaqo iyo badhaadhe ku gaadhsiiyo shacabka jamhuuriyada iyo dhamaanba muslimiinta.
اللَّهُمَّ تَقَبَّلْ مِنَّا صَلاتَنَا وَصِيَامَنَا وَقِيَامَنَا وَرُكُوعَنَا وَسُجُودَنَا يَا الله يَا أَرحَمَ الرَّاحِمِين