Tacsi Wasaaradda Ganacsiga:19/12/2021 Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Tacsi Wasaaradda Ganacsiga:19/12/2021
Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha waaxyaha Kala duwan iyo dhaammaan shaqaalaha Wasaaradu waxay tacsi tiiraanyo leh udiraayaan Agaasime Cabdalleh Maxamuud sh C/laahi oo aabihii Maxamuud sh C/laahi uu shalay ku geeriyooday Addis ababa Itoobiya waxaanan ilaahay uga baryaynaa in ilaahay jannada fardawsa Ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu Ka baxayna samir iyo iimaan Allah haka siiyo. aamiin aamiin aamiin.