TACSI WASAARADA GANACSIGA: 16/07/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI WASAARADA GANACSIGA: 16/07/2020
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska JSL,Agaasimaha guud, Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan iyo dhamaan shaqaalaha Wasaaradu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Qaranka uu adeegaha u ahaa ee uu ka baxay Marxuun (Khadar Axmed Caydiid) oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa kana tirsanaa shaqaalaha wasaaradda Ganacsiga isagoona ahaa marxuun shaqada qaranka daacad u ahaa si hufana ugu shaqayn jiray.

Waxaanu marxuumka ALLE uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo samir iyo imaana ka siiyo qoyskii iyo dhamaan bahda uu ka baxay.

CONTACT MINISTRY: 16/07/2020
We belong to Allah and to him we shall return

The Minister of Business, Industry and Tourism of Somaliland, Director General, Director General, Directors of different departments and all staff of the ministry sends condolences to the family, relatives and the nation of the nation, the service of the deceased (Khadar Ahmed Aydiid) who died in Hargeisa. He was part of the staff of the ministry of business and he was honest and used to work for the national work.

We pray to Allah to have mercy on the deceased and give patience and faith to the family and all the people he left.