Somaliland waxa ay hirgelisay dib u habayn lagu wanaajinayo jawiga maalgashiga iyo fududaynta ganacsiga. Waxaa naga go'an inaan fududeyno abuurista jawi soo jiidasho leh oo ganacsatada & maal gashaday

Somaliland waxa ay hirgelisay dib u habayn lagu wanaajinayo jawiga maalgashiga iyo fududaynta ganacsiga. Waxaa naga go'an inaan fududeyno abuurista jawi soo jiidasho leh oo ganacsatada & maal gashadayaasha ajaanibka ahi ay dalka ku maal gashadaan.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL Mudane Mohamoud Hassan Saajin oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee wasaaraddu Mudane Abdirashid Ibrahim ayaa maanta qaabilay Ganacsato dalka u yimid siddii ay u maal gashan lahaayeen Somaliland.