Maalinta Dalxiiska Dunnida

Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ku yaal goobo taariikhi ah oo dalxiiis oo ka dhigay Somaliland in ay noqoto goob dalxiiska muhiim u ah. Berri, waxa dunnida iyo Somaliland ba laga xusi doonnaa Maalinta Dalxiiska Dunnida.