(Laas-Geel) 30/04/2020, Wasaaradda Ganacsiga

(Laas-Geel) 30/04/2020, Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska iyo Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa waxa ay maanta si wadajir ah uga fuliyeen wacyigelin ku saabsan ka-hortagga Cudurka COVID-19 ee uu keeno Fayraska Karoona Goob-dalxiiseedka Laasgeel iyo tuulada Dhubbato, iyadoo farriinta la gaadhsiinayay dhammaan degmada Laasgeel.

Wacyigelintan oo Wasaaradda iyo Xaruntu ugu talogaleen dhammaan goobaha dalxiis ee Jamhuuriyadda Somaliland, maantana ka bilaabantay Laasgeel, waxa ay masuuliyiinta Wasaaradda iyo Xaruntu kula dardaarmeen shaqaalaha goobta iyo goobaha ganacsi ee tuuladaba feejignaan dheeraad ah, waayo waa goob la soo booqan doono markasta.

(Laas-Camel) 30/04/2020, the ministry of business, industry and tourism and cultural center in hargeisa have today performed awareness about the prevention of vid-19 disease that can bring health to the tourism location of laasgeel and Dhubato village, with a message to all the district of Laasgeel.

This awareness of the Ministry and the Center for all tourism sites in the Republic of Somaliland, started today in Laasgeel, the officials of the Ministry and the Center advised the staff of the area and business sites in the village, for it is a place to visit.