Kaddib horumark balaadhan ee lagu sameeyey Dekedda Berbera iyo marinka dhaqaalaha ee Berbera Corridor, waxa soo badanaya shirkada ganacsi ee dalka iska diiwaan gelinaya..

Kaddib horumark balaadhan ee lagu sameeyey Dekedda Berbera iyo marinka dhaqaalaha ee Berbera Corridor, waxa soo badanaya shirkada ganacsi ee dalka iska diiwaan gelinaya, waxa shirkadahaasi ka mid ah kuwa dalka Ingiriiska.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Abdirashid Ibrahima Abdirahman ayaa qaabilay madax ka socotay Crown Agents UK.