Hargeysa:10/01/2022. War saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska kadib Muddo Sadex casho ah kulan Sadex dhinac le ah oo dhex maray Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadd

Hargeysa:10/01/2022. War saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska kadib Muddo Sadex casho ah kulan Sadex dhinac le ah oo dhex maray Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL iyo DP World.