Hargeysa.04/01/2021.Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ayaa maanta furay kulan lagu soo bandhigay Cilmi baadhis ay Waaxda Qorshaynta soo diyaarisay kuna saabsanaa isku socodka badeecadaha lab


Hargeysa.04/01/2021.Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ayaa maanta furay kulan lagu soo bandhigay Cilmi baadhis ay Waaxda Qorshaynta soo diyaarisay kuna saabsanaa isku socodka badeecadaha labada dal ee jaarka ah Somaliland iyo Ethiopia.Sidoo kale Waaxda Ganacsiga ee W/G/D ka ayaa soo bandhigtay Habraaca Liisamada Ganacsiga.