Hargeysa. 22/12/2021. Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ayaa tabobar ufuray dhammaan Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda, tabobarkaas oo daarnaa sidii kor loogu qaadi

Hargeysa. 22/12/2021. Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ayaa tabobar ufuray dhammaan Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda, tabobarkaas oo daarnaa sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta hogaamineed ee ay ku gudan karaan xilalka iyo masuuliyada ay u hayaan Wasaaradda iyo Qaranka guudahaan