Hargeisa.03/01/2022.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacasiga Iyo Dalxiiska Mudane:Xamse Xaamud ayaa tababar u furay Waaxda Ganacsiga ee W/G/D.tabarkaas Waxa soo qabanqaabiyay Agaasimaha Waaxda Sharcig

Hargeisa.03/01/2022.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacasiga Iyo Dalxiiska Mudane:Xamse Xaamud ayaa tababar u furay Waaxda Ganacsiga ee W/G/D.tabarkaas Waxa soo qabanqaabiyay Agaasimaha Waaxda Sharciga Marwo Faadumo iyo Agaasimaha Waaxda Ganacsiga Mudane: Axmed Yuusuf Madar.Tababarkan waxa bixiyay Garyaqaan Mustafe tababarkan oo loogu talo galay sidii kor loogu qaadi lahaa Aqoonta Shaqaalaha Waaxda Ganacsiga ee laxidhiidha Shaqadooda.