Guddida Sarre ee Horumarinta Marinka Dhaqaalaha ee Berbera (Berbera Corridor Development Committee) ayaa maanta yeeshay kulan..

Guddida Sarre ee Horumarinta Marinka Dhaqaalaha ee Berbera (Berbera Corridor Development Committee) ayaa maanta yeeshay kulan lagaga arrinsanayay siddii looga faaiidayn lahaa horumarka baaxadda leh ee laga gaadhay dhismaha kaabayaasha. Waxa uu Kulan ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL.