Ganacsatadu in ay diiwaan galiyaan summadahooda ganacsi, waxa ay suuro galinaysaa in xuquuqahooda la xidhiidha ganacsigu sugmo, siddoo kalana laga gaashaanto alaabaha dalka soo galaya ee khilaafsan sh

Ganacsatadu in ay diiwaan galiyaan summadahooda ganacsi, waxa ay suuro galinaysaa in xuquuqahooda la xidhiidha ganacsigu sugmo, siddoo kalana laga gaashaanto alaabaha dalka soo galaya ee khilaafsan shuruucda Ganacsiga ee dalka oo halis ku ah bulshadda.
Hirgelinta Xeer Nidaamiyaha Hal-abuurka, Hindisaha iyo Summadaha Ganacsiga ayaa ka mid ahaa waxyaabaha maanta lagaga wada hadlay kulanka kooxda Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska iyadoo waayadan ba ay wasaaraddu ku hawlanayd xakamaynta summado ganacsi oo khilaafsanaa shuruucda ganacsi ee dalka