Fududeynta Adeegyadda ku tacaluqa ganacsiga & midaynta adeegyada la xidhiidha diiwaan gelinta Wadaagayaasha kala duwane ee ganacsiga ayaa lagaga wada hadlay kulan maanta dhex maray Wasaaradda

Fududeynta Adeegyadda ku tacaluqa ganacsiga & midaynta adeegyada la xidhiidha diiwaan gelinta Wadaagayaasha kala duwane ee ganacsiga ayaa lagaga wada hadlay kulan maanta dhex maray Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska iyo Wasaaradda Maaliyadda JSL – kulan kaasi waxa hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska, Mudane Mohamed Hassan Saad “Saajin” & Wasiir Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Rooda Jaamac Cilmi.