Dr. Joseph Wu, Wasiirka arrimaha Dibadda ee Taiwan ayaa qaabilay Wafdiga Somaliland ee uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland, Maxamed Xasan Saad (Saajin), ee ku sugan Taipei.

Dr. Joseph Wu, Wasiirka arrimaha Dibadda ee Taiwan ayaa qaabilay Wafdiga Somaliland ee uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland, Maxamed Xasan Saad (Saajin), ee ku sugan Taipei.
Waxa laga wada hadlay iskaashiyadda horumarineed ee socda iyo siddii looga faaiidaysan lahaa heshiis ka ganacsi ee dhex maray Somaliland iyo Taiwan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Taiwan waxa uu u mahad celiyay Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland iyo waftiga uu hoggaaminayo dadaaladooda ay kula kulmayeen hay'adaha dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Taiwan