Daahfurka Barnaamijka Xogsiiye

Hadii aad u baahan tahay xog ku saabsan Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska waxay wasaaraddu diyaar kuula tahay in adigoo gurigaaga jooga in aad heli karto xog buuxda oo aad ku go'aan qaadan karto.
Hadaba si aad ula soo xidhiidho Wasaaradda soo garaac Lamber kan 9444.