bandhigga Waxqabadka iyo isla xisaabtanka Xukuumadda iyo Bulshada.

Hargeysa.12/01/2022.Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska.Wsaiir ku xigeenka,Agaasime Waaxeedyaduba si mugleh uga qayb qaateen kulanka barnaamijka bandhigga Waxqabadka iyo isla xisaabtanka Xukuumadda iyo Bulshada.