Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiika Mudane Mohamoud Hassan Saad "Saajin" oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Abdirashid Ibrahim ayaa xafiiskiisa ku ,,,

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiika Mudane Mohamoud Hassan Saad "Saajin" oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Abdirashid Ibrahim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dalka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador, Delil Kedir Bushra.
Waxa laga wada hadlay iskaashiga ganacsiga ee labada dal iyo siddii Ethiopia ay u isticmaali lahayd marinka dhaqaalaha ee Berbera (Berbera Corridor).