Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Abdirashid Ibrahim sh.Abdirahman ayaa Daahfuray Tababar Kusaabsan Hogaaminta (leadership Skill).

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Abdirashid Ibrahim sh.Abdirahman ayaa Daahfuray Tababar Kusaabsan Hogaaminta (leadership Skill).
Tabarkan oo socondoona Mudo 5 maalmood ah Waxa ka faaiidaysan Doona Agaasime Waaxeedyada iyo Madax qaybeedada Wasaarada .
Tababarka waxa Bixindoona Aqoonyahan Cabdixakiim oo ah Bare Jaamacadeed kaasi oo aqoon buuxda u leh Arimaha Hogaaminta.