Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Abdirashid Sh. Abdirahman, oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta iyo Ilaalinta Raadadka Taariikhda, ayaa si diiran....

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Abdirashid Sh. Abdirahman, oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta iyo Ilaalinta Raadadka Taariikhda, ayaa si diiran u qaabilay wafti ka socda Hay’adda AFD – Agence Française de Développement. 
Ujeedada kulanka ayaa ahayd in laga wada hadlo hirgelinta mashruuc balaaran oo lagu horumarinayo dalxiiska iyo ilaalinta goobaha taariikhiga ah ee dalka