Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hay'adda Consilient Research.


Hargeysa 4-02-2025
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hay'adda Consilient Research.
Waxaana kulankan lagaga wada hadlay waxyaabaha ay iska kaashankaraan, labada dhinac sida:
1. Cilmibaadhista la xidhiidha ganacsiga iyo dalxiiska.
2. Horumarinta siyaasadaha ganacsiga iyo dalxiiska.
3. Dhisidda nidaam xogeedyo loo samayeeyo (databases) arrimaha dalxiiska, la socodka ascaarta iyo badeecadaha IWM.