kulan lagu soo bandhigayo xeerka ganacsiga ( commercial code )

Wasiirku xigeenka wasaaradda ganacsiga Agaasimaha Guud, Lataliyaha dhanka sharciga ee wasaaradda iyo agaasime waaxeedyada wasaaradda ayaa  qabtay kulan lagu soo bandhigayo xeerka ganacsiga ( commercial code )

Xeerkan oo waxbadan ka tari doona ganacsiga gudaha horumarkiisa iyo sidoo
Kale ganacsiga isaga gudba xudududaha dalka ayaa qabyo qoraalkiisi koowaad maanta lagu gorfeeyay bandhiga.

Dhawaan waxa loo gudbin doona wada tashiga ganacsatada iyo daneeyayasha kala duwan si loogu gudbiyo golaha sharci dejinta kadib marka uu wasaaradda gebogebo ka noqdo.

Allah mahad leh.