Dalbarad

UJEEDADA BUUGGAN DALBARAD EE JAMHURIYADA SOMALILAND

 
  • Illaalinta taariikhda goobbaha aasaarta qaddiimiga ah ee dhulkeenna hooyo
  • Xoojinta iyo kor uqaaddida barashadda deegaanadda dalxiiska
  • Ururinta taariikhda goobaha dalxiiska si aan loola god gelin jiillalka danbena dhaxal u helaan
  • In qof kasta oo buuggan akhristaa uu ugu yaraan wax ka sheegi karo goobaha dalxiiska Somaliland.
  • In dalxiiska la fahmo loona boholyoobo in maruun meelaha buugga ku qoran uu qofku Dalxiis ku tago.