Xeerka shirkadaha Somaliland XEER LR.80/2018

Xeerka shirkadaha Somaliland XEER LR.80/2018
Shirkad  waxa  loo  aasaasi  karaa  si  waafaqsan  xeerkan ganacsi  kasta  oo  sharci  ah,  ha  noqdo  mid  faa’iido  laga raadinayo ama mid aan faa’iido laga raadinayn, iyada oo ay  shardi  tahay  in  laraaco  sharciga  Somaliland  ee dhaqangalka  ah  ee  maamulaya  ama  nidaaminaya ganacsigaa