Dalbarad
UJEEDADA BUUGGAN
2. Xoojinta iyo kor uqaaddida barashadda deegaanadda dalxiiska
3. Ururinta taariikhda goobaha dalxiiska si aan loola god gelin jiillalka danbena dhaxal u helaan
4. In qof kasta oo buuggan akhristaa uu ugu yaraan wax ka sheegi karo goobaha dalxiiska Somaliland.
5. In dalxiiska la fahmo loona boholyoobo in maruun meelaha buugga ku qoran uu qofku Dalxiis ku tago.