Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga JSL Mudane Mohamoud Hassan Sacad "Saajin" oo ay wehelinayaan Wasiir Xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaraddu ayaa kulan la yeeshay wafti ka socday Baanka Adduunka ..

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga JSL Mudane Mohamoud Hassan Sacad "Saajin" oo ay wehelinayaan Wasiir Xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaraddu ayaa kulan la yeeshay wafti ka socday Baanka Adduunka iyo hay'adda Caalamiga ah ee IFC.
 
Waxa laga wada hadlay horumarinta Ganacsatada yar-yar iyo guud ahaan Ganacsiyadda gaarka loo leeyahay.