Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL, Spark & Shaqodoon waxa ay iska kaashedeen hirgelinta Barnaamij ka Xogsiiye oo suuro galiya in bulshadu ay xog ku saabsan habka ganacsiga loo diiwan galiyo iyo..

Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL, Spark & Shaqodoon waxa ay iska kaashedeen hirgelinta Barnaamij ka Xogsiiye oo suuro galiya in bulshadu ay xog ku saabsan habka ganacsiga loo diiwan galiyo iyo xogga la xidhiidha shuruucda ganacsiga ku soo waydiiso Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska iyagoo jooga goobahooda.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska JSL mudane Abdirashid Ibrahim Sh. Abdirahman ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiinta hay’adda Spark.